//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Xulka Wararka

Puntland oo ka hadashay sida laga yeelayo Dadkii Kheyre kusoo dhaweeyay Gaalkacyo

Puntland oo ka hadashay sida laga yeelayo Dadkii Kheyre kusoo dhaweeyay Gaalkacyo

Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur , ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay la hadal hayay oo sheegayay in maamulka Puntland talaabo ka qaadayo dadkii Gaalkacyo kusoo dhaweeyay…

Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax  ka dhacay  Muqdisho

Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa daqiiqado yar kahor ka dhacay Koontaroolka laga ilaaliyo garoonka Diyraadaha Aadan Cadde ee ku dhaw Isgooska…

Xildhibaannada ansixiyay Xeerka Saxaafadda

Xildhibaannada   ansixiyay Xeerka Saxaafadda

139-mudane ayaa Haa ugu codeysay cid diidday ma jirto,hal Xildhibaan ayaana ka aamusay,sidaas ayuuna ku ansaxay Xeerka Saxaafada Soomaaliyeed. Ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska…

Maxkamada oo xukun ku ridey weriye Coldoon

Maxkamada oo xukun ku ridey weriye  Coldoon

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay maanta xukun ku riday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan Sedax bilood ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.Weriye Coldoon…

Somalia calls on states to respect their sovereignty

Somalia calls on states to respect their sovereignty

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Isse Awad, held a briefing session today with the accredited ambassadors residing in the capital to explain more about…

Tanzania to train fishiries expert from Somalia

Tanzania to train fishiries expert from Somalia

Tanzania’s Fisheries Education and Training Agency (FETA) to train Somali experts on fish handling, processing and preservation. Head of Aquaculture Department at Fisheries Education and Training Agency in Bagamoyo, Emmanuel…

Ra’isul Wasaare Kheyre oo loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Ra’isul Wasaare Kheyre oo loogu soo dhaweeyay Gaalkacyo

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo saakay safar dhinac dhulka ah uga soo ambo baxay magaalada Dhuuso Mareeb ayaa goordhaw gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wafdiga…

kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo dhigiisa Belgium-ka ?

kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Khayre iyo dhigiisa Belgium-ka ?

Xasan Cali Khayre iyo iyo Ra’iisul Wasaaraha Belgium, Charles Michel oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ka hadlay arima muhiim u ah labada dowladood oo ay kamid tahay xoojinta xariirka…

Ciidamo cusub oo la wareegaya sugida amniga Muqdisho

Ciidamo cusub oo la wareegaya sugida amniga Muqdisho

Ra`isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xalay booqday xarumo ay joogeen ciidamadaasi la doonayo inay sugaan amaanka Magaalada Muqdisho. Taliyaha ciidanka Asluubta Jen. Bashiir Maxamed Jaamac Goobe ayaa…

Madaxweyne Farmaajo oo qado sharaf u sameeyey da’yarta Xulka Qaranka

Madaxweyne Farmaajo oo qado sharaf u sameeyey da’yarta Xulka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan maamuus ah u sameeyey Xulka Qaranka ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ee kaalinta labaad ka galay tartankii Koobka Bariga iyo…

Page 1 of 71123Next ›Last »