Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WAR SAXAAFADEDD KA SOO BAXAY AFHAYEENKA XISBIGA SNA.

Muqdishu 09/11/2017 (somaliglobe.net)

     khhamiistii maanta waxaa shir isugu garabka dhalinta ee xisbi waynaha SNA kulankaas oo ka dhacay xuruunta dalka, kulankaas waxaa looga wada hadlay xalada dalka marayo gaar ahaan dhalinta, waxaa laga wax iska waydiiyay caqabaha hor taagan hormarka iyo tayaynta dhalinta.

waxyaabaha la isla soo qaddaay waxaa ka mid ahaa dowlada soomaaliyeed iyo baaqdeeda dagaal oo in badan lagu sooo celeliyay aana la arkayn ficil iyo rumayn oo ay u muuqdato maahmaadii soomaaliyeed ee ahyd (dibiga doolood dhagtiisuna waxun ma maqasho, ishiisuna wax wax san ma aragto).

waxay soo jeeediyeen dhaliilo ku socda dowlada taagta daran ee muqdishhu ku kooban,wxaan ognahay caasimada soomaaliya inay jiraan meelo aysan xukumin dowlada aysana gali karin iskadaa shacabe ayna ku jirraan shirkado iyo hay’do, markaa dowladu waxa ay dhalin yare ee aan ka adkaan karno ama aan la hadli karno inta aynagu jjahwareerinayaan inay faahfaahin cad naga siiyaan dalka ma ajinabigaa leh mise madaxda laftirkoogaaba ajinabi ah.