//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxkamada oo xukun ku ridey weriye Coldoon

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay maanta xukun ku riday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan Sedax bilood ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.Weriye Coldoon ayaa Maxkamaddu ku xukuntay Seddax sano iyo Lix bilood oo xarig ah, Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa sheegay in Cabdi-Maalik Coldoon lagu helay aflagaaddo uu kula kacay Madaxweyne Muuse Biixi iyo in uu sumcad dil u gaystay Iskuul lagu magacaabo Abaarso oo ku yaalla duleedka magaalada Hargeysa.

Ma aha markii ugu horeysay oo xabsi lagu xukumo Weriye Coldoon iyadoo hore cafis madaxweyne lagu sii daayay.