Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

isbaaro muqdisho gudeheeda taala…

Muqaalkan wuxuu muujinayaa sida ciidamada dowlada ee jooga muqdishu ula dhaqmaan shacabka taagta daran ee cunaqabayta meel kasta laga saaray, iyadoo ku soo beegmaso xilin jawiga caasimada oo cakiran oo ay xiran yihiin wadooyin halbowle ah oo isu socodka magaalada muhim u ah.

Waxaan is waydiin karnaa maxay ku sababay ciidanka falalka noocan ah? marka ay is dadkwaydiiyaan amuurahan noocanm ah wax yaabahay ku sababeeyaan caqqabado aan la qarin karin oo hortaagan ciidanka oo ay u wayn tahay mushahar la’aan, laakin ¬†waxaa la sheegaa sidii loo doortay doladan cusub ee madax wayne farmaajo in mushahar la bixinayay. hadaba maxay tahay waxa soo celcelinaya xaaldan.

Bal aynu daawano.