//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Farmaajo Farmaajo oo kaalin wacan ka galay madaxda dunida.

<strong>

Joornaalka ka soo baxo dalka Ruusha ayaa soo bandhigay Liiska 10-ka Hogaamiye ee xiligaan Caalamka ugu shacbiyada badan .
Liiskan ayaa waxaa ku jiro Hogaamiyayaal caan ka ah Dunida waxaana kaalinta 1aad kaga jira Ra’isul wasaaraha Dalka Holland.

Sidoo kale Liiskan ayaa waxaa ka soo dhex muuqday Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Farmaajo ayaa bishii Febraayo ee sanadkii hore ee 2017-ka loo doortay in uu noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.

Hadaba Halkan Hoose ka akhriso 10-ka Madaxweyne ee Caalamka ugu shacbiyada badan oo ay idiin soo bandhigeyso Shabakada Wararka ee Umadanews.

1-Marka Rutte :Prime Minister of the Netherlands

2-Vladimir Putin: Russian President

<img src="” alt=”Putin ” />

3-Xi Jinping:-General Secretary of the Communist Party of China
4-Narendra Modi:-Prime Minister of India
5-Rodrigo Duterte:-President of the Philippines
6-Mohamed Abdulahi Mohamed:-President Of Somalia
7-Hassan Rouhani:- President of Iran8-Uhuru Kenyatta:- President Rebulic Of Kenya
9-Kim Jon Un:-Supreme Leader of North Korea

10-Muhammadu Buhari:-President of Nigeria

Leave a Reply

Your email address will not be published.