duqaynta lagu hayo dadka iyo duunyada
Duqaynta ka dhacday calmadow ee gobolka Bari waxaa sheegay maraykanka sheegtay maraykanka wuxuu sheegay inuu ku duqeeyay argagixiso(daacish) Nina ay ku Dileen.
Balse dhanka shacabka waxaana soo gaadhaya in ku wax yeeloobay duunyo dad shacab ah lahaa, waxaa iswaydiin Mudan Maxay galabsadeen duunyadu yaase ka masuul ah.