Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho, 23, May, 2015-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ilaaheey uga baryay in Xildhibaan Yusuf Dirir oo naxariistii Janno ka waraabiyo. Qoyska marxuumka, eheladiisa iyo Baarlamaanka Soomaaliyana…
Guddoomiyaha Hay’adda CCD Ciise Axmed Cumar, Ismaaciil Xaaji Maxamuud, Sheekh C/qaadir Soomow, Sheekh Muuse Cagaweyne, Sheekh Axmed Shuqul, Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe), C/llaahi Macallim Axmed, Maxamuud Axmed Xasan, C/Casiis Xasan…
Date: 29/03/2015 Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun TACSI MARXUUM DANJIRE YUSUF ISMAIL BARI_BARI Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan…
Muqdisho, 29, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo masuuliyiin dowladda ah ayaa ka qayb…
Allaha u naxariisto Ambassador Yusuf Bari Bari oo ku geeriyooday Isbital Medina ka dib dhaawac ka soo gaaray Weerarkii Hotel Maka Al Mukarama. M.weynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud, Guddoomiyaha…
Inaa-li-laahi-Waa-inaa Ileyhi-Raajicuun Geeridu waa xaq, qof walbana waqtigiisa dhaafi maayo Muqdisho, 17, Feb, 2015…Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka tacsiyeeyay…