Dhagayso:Madaxweyne Darmaan Oo Shacabka Hambalyo Udiray.

Filed under: Warar |

Mudane Cabdi Nuur Axmed Darmaan oo ah madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in shacabka soomaaliyeed hada la soo gaaray xiligii ay ka samata bixin lahaayeen xaaladaha macluusha ee hareysay.

Madaxweyne cabdi nuur darman ayaa waxa uu sheegay in hore ay ugu guuleysteen in gargaar bani aadmi nimo in ay usameeyaan shacabka mas,uulka uu ka yahay ee soomaaliyeed.

Mudane darmaan ayaa waxa uu xabsiyada ku yaal dalalka ay ka midka yihiin turkiga iyo dalal kalaba uu ka sii daayay muwaadaniin soomaaliyeed oo ku tacdareesna xabsiyadasi.

Madaxweyne Darmaan ayaa Waxa Ay Shacabka Soomaaliyeed Ugu Yeereen Madaxweyne Daacad ah Dhiig daadin Waligii Dadaalkiisuna Yahay Samata Bixinta Siyaasada Soomaaliyaa Kuna Tiirsan Xisbi Deerkiisu Adagyahay.

Darmaan ayaa waxa uu yahay nin leh dareen wadani nimo oo ay ku dheehan tahay wax uqabashada shacabka soomaaliyeedoo iyagu uga bartay maamulka madaxweyne darmaan iyo xisbiga uu madaxda ka yahay ee ah Xisbiga Jamhuuriga Soomaaliyeed.

Waxa xusid mudan in inta badan ay shacabka uga digaan xaaladaha dib udhaca ku keeni kara sida hada aad ka dheegan kartaan qoraalada iyo wareysiyada aanu la yeelanay madaxweyne cabdi nuur darmaan.

Qofwalbaa waxa uu gala iyo waxa uu yahay bulshada ayaa ka maclin ah oo tusaale waxaa kaaga filan aqriste dareenka uu madaxweyne darmaan xambarsan yahay ee ahaa u adeeg umadaada uga dig daranahooda oo ah halheyska uu utaagan yahay madaxweyne darmaan iyo Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed.

somaliglobe.net waxa ay idiin soo gudbin doontaa barnaamijyo gaar ah oo aynu kasamamayn doono madaxweyne darmaan ololihiisa doorasho iyo bulshada soomaaliyeed waxa laga filayo inuu uqabto,waxaana idiin soo gudbin doonaa barnaamijyo iyo wareysi arimahaasi kusabsan

Halkaan kadhagayso MadaxweynahC.Nuur-Axmed-Darmaan-


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>